Slide1
Slide2
Slide3

About Us

Nomad Pharma waa shirkad diiwaangashan oo ka shaqaysa Geeska Afrika, kana ganacsata soo dejinta iyo suuq-gaynta dawooyin iyo qalab-caafimaad oo tayo sare leh lagana keenay Yurub.

read more

Product Range

Waxaad shirkadda Nomad Pharma ka heli kartaa in kabadan 10,000 oo shay oo isugu jira dawooyin iyo agab caafimaad oo leh tayo sareysa qiimahooduna ku raaligalinayo.

read more

Nomad Community

Si kor loogu qaado aqoonta dawo-yahanka loogana hortago dhibaatada aqoon-darrada dawadu keeni karto, waxay shirkaddu bixisaa tababaro kala duwan oo diiradda lagu saarayo baahiyaha asaasiga ah

read more