Wax yaalaha NomadPharma iibiso halakan laguma soo koobi karo, waxay shirkaddu heshiisyo toos ah la leedahay shirkado caalami ah. Waxaad shirkadda ka heli kartaa in kabadan 10,000 oo shay oo isugu jira dawooyin iyo agab kale oo caafimaad. Qiimaha suuqa oo is’ bed-bedela awgeed, fadlan nala soo xiriir si aad u hesho sicirka taagan markaas oo ay weheliyaan liiska dawooyinka iyo qalabka caafimaad ee aannu hayno. Fadlan hoos ka eeg qaar ka mid ah wax yaalaha aanu iibinno.
Dhammaan dawooyinka aannu gadno waxay ka yimaadaan shirkado fadhigoodu yahay Yurub haystana SHATIYADA loo yaqaan GMP (Good Manufacturing Practices).